Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku Saabsan Waalidka iyo Ubadka Qurbaha ku Nool


Somalis in Edmonton
Somalis in Edmonton

Dad badan oo ku nool Mareyknaka ayaa waxaa ay u arkaan in waalidiinta dhaley ilmaha inta ku dhashey ama ku korey ee Somalida Mareykanka ah ay iyaga iyo caruurtooda ay ku kala noolyhiin laba aduunyo oo kala jaad ah, marka loo eego isfahamka caruurta iyo waalidka iyo sida caruurtu aysan ugu dhexmilmin bulshada Somalida luqada awgeed.

Halkan ka dhageyso:

Warbixin Waalidka iyo Ubadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00

XS
SM
MD
LG