Ciidamada PIA ee Puntland ayaa la wareegay bangiga Dhexe ee Garoowe iyaga oo ka cabanaya mushaharka oo ka maqnaa muddo toddoba bilood ah sida saraakiisha ciidankaasi ay u sheegeen VOA.
Ciidankan ayaa la wareegay gebi ahaan bangiga dhexe iyaga oo amar ku bixiyey inaan cidi geli karin ama cidi ka bixi karin.
Cabashada dhinaca mushaharka ee ciidamada ayaa ah kuwo soo noqnoqday.
Maamulka Puntland ayaan illaa haatan wax hadal ah ka bixinin dhacdadan.
Embed
share
Warka Garoowe
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:05:11
0:00
Direct link