Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruto oo Xaaladda Somalia kaga Hadlay Kulanka QM.


William Ruto
William Ruto

Kulanka golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa wali ka socda magaalada New York iyadoo ay khudbadaha madaxda caalamka lagu soo qaadayo arrimo badan oo kala duwan.

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo kulanka ka hadlay ayaa ku dheeraaday xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan kooxda al-Shabaab, howlagalka Midwga Africa ee AMISOM, xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee xeryaha Dhadhaab iyo dib u celintooda, iyo sidoo kale khilaafka ka taagan dalka Koonfur Sudan.

Warbixintan waxaa New York nooga soo dirtay Caasha Ibraahim Aadan.

Ruto oo ka hadlay arrimaha Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG