Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa; Dad Laaluush Qaatay oo Xukun lagu Riday


Hargeysa
Hargeysa

Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa xadhig iyo ganaax lacageed ku xukuntay dad ay sheegtay inay ku caddaatay inay laaluush kala qaateen.

Dadkan la xukumay oo isugu jiray kuwii laaluushka bixiyay, kii u kala qaaday iyo kii qaatay, ayaa lagu xukumay xadhigyo kala duwan.

Kiiskan oo noociisu ku cusub yahay garsoorka Somaliland, ayaa weriyaha VOA Barkhad Maxmauud Kaariye wuxuu ka waraystay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodi jeex Axmed Dalmar Ismaaciil oo kiiskan Xukumay. Waxaanu ugu horrayn waydiiyay sida xukunku u dhacay.

Hargeysa: Dad lagu Helay Laaluush Qaadasho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00


XS
SM
MD
LG