Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: 40% Dadka Somalia Ma Haystaan Cunno ku Filan


Qaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku sheegtay in shan malyuun oo Soomaali ah - oo ka dhigan 40 boqolkiiba shacabka Soomaaliya aysan heysan cunno ku fillan.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Arrimaha Gargaarka bani aadminimada ee OCHA ayaa warbixintan maanta ku soo bandhigay magaalada Mudisho.

Waxa uu xafiiska sidoo kale deeq bixiyayaasha caalamiga ah ugu baaqay in dadka loo soo gurmado oo gargaar deg deg ah lala soo gaaro.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Muqdisho.

QM oo warbixin kasoo saartay Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:14 0:00

XS
SM
MD
LG