Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho oo u Diyaar Garoweysa Marti-gelinta Madaxda IGAD


Muqdisho
Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa la adkeeyey isu-socodka gaadiidka iyo dadka, taas oo saraakiisha amnigu ay ku macneeyeen inay u diyaargaroobayaan martigelinta shir madaxeedka urur goboleedka IGAD, kaas oo la filayo inuu maalinta Talaadada ka furmo magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Amniga ee gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa u waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Dhageyso DIyaargarowga IGAD
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG