Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qodobo La Isku Mari La'yahay Shirka Madasha


Madasha
Madasha

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shirka Madasha Qaran ee Madaxda dowladda Federalka Somalia iyo hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada.

Weli waxaa la isku mari la’ayahay arrinta la xiriira dhismaha Aqalka Sare iyo saamiga gobollada oo qaarna ay saluugsan yihiin kuwo kalena lagu heysto in loo sad buriyay.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa shirkan ka wareystay Wasiirka howlaha Guud iyo dib u dhiska ee maamulka Galmudug, Maxamed Maxamuud Guure, oo uu ugu horeyn weydiiyay qodobada ugu waaweyn ee shirka la isku mari la’ayahay.

Shirka madasha oo weli socda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00

XS
SM
MD
LG