Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: U Diyaar Garowga Xajka ee Soomaalida


HAJJ 2016

Muslimiinta caalamka ayaa kusii qulqulaya magaalada barakaysan ee Makka Al-Mukarrama si ay u gutaan waajibaadka xajka.

Haddaba xujayda Soomaalida ee sanadkan xaaladooda iyo sida loogu diyaar garoobayo gudashada xajka waxaa wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali uu ka waraystay Ayuub Ismaaciil oo ah Kaaliyaha Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee dalka Sucuudi Carabiya isagoo ku sugan magaalada Makka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG