Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ra'iisul Wasaare Cumar oo Madaxweyne Isku Sharxay


Ra'iisul wasaare Cumar
Ra'iisul wasaare Cumar

Raisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho inuu yahay murashax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa ka qeyb gali doona doorashada madaxweyne ee la qorsheeyey inay dalka ka dhacdo 30-ka bisha October ee sanadkan.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inuu isu arko qof sii dhameystiri kara “howlihii wanaagsanaa” ee ay dowladda Somalia soo qabatay afartii sanadood ee la soo dhaafay iyo kuwa dhiman.

Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray, kana wareystay musharaxnimadiisa.

Wareysi: Ra'iisul Wasaare Cumar
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:23 0:00

XS
SM
MD
LG