Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Maxamed Warsame Darwiish


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Jubaland, Maxamed Warsame Darwiish oo ka hadlaya xaaladda qaxootigii ka soo noqday Kenya.

Wasiirka ayaa ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA oo ku sugan meelo kala duwan oo dunida ah.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey Jamaal Axmed Cusmaan.

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:53 0:00

XS
SM
MD
LG