Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshado Maanta ka Dhacay Suuqa ISLII


Rabshado ka dhacay Islii
Rabshado ka dhacay Islii

Rabshado u dhaxeeya ganacsatada Waratada ee Suuqada Islii iyo Ciidamada Booliska ayaa lagu soo warramayaa inay ka dhaceen suuqa Islii ee magaalada Nairobi.

Rabshado u dhaxeeya ganacsatada Waratada ee Suuqada Islii iyo Ciidamada Booliska ayaa lagu soo warramayaa inay ka dhaceen suuqa Islii ee magaalada Nairobi.

Arrintaan ayaa imaaneysa kadib markii saaka dib loo furay qeybo kamid ah suuqa Ganacsiga Soomaalida ee Islii.

Inkastoo qeybo ka mid ah suuqa saaka dib loo furay haddana waxaa wali xiran xarumo ganacsi oo muhiim kuwaasoo loo furi waayay cabsi laga qabo boob ka dhasha rabshadaha ka socda suuqa Islii.

Hadaba Xaaladihii ugu dambeeyay suueqa ayaan waxaan ka wareysanay Yaasiin Jaamac Ismaaciil oo ah Gudoomiye ku xigeynka Gudigga Ganacsatada ee Suuqa Islii wuxuuna u warramay Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Rabshado ka dhacay ISLII
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG