Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ISLII: Booliiska oo Burburiyey Goobaha Waratada


Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh
Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh

Muddo sadex maalmood ah waxaa xirnaa Suuqa Xaafadda ay Somalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee Islii, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go’aansadeen inay shaqada joojiyaan, iyagoo ka cabanayay dad warata ah oo albaabada xarumahooda gamacsiga iyo jidadka suuqa ku soo batay.

Xalay ayaa booliska Kenya ay burburiyeen goobo ay waratada ku lahaayeen agagaaraha suuqa iyo jidadkiisa Suuqa Isli, kaasoo dhaliyay mudaahraaad dhagax tuur wata oo ay waratada iyo ganacsatada dukaanleyda isaga soo horjeedaan.

Wariyeheenna Caasha Ibrahim Aaden ayaa ka wareysatay arrimaha suuqa Afaheyeenka ganacsatada somalida ee suuqaas Axmed Maxamed Axmed Security.

Ganacsi lagu burburiyey Islii
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG