Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiga Islii oo Maalintii Labaad Xiran


Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh
Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh

Suuqa xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi ee Islii ayaa maalintii labaad xiran, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go’aansadeen inay shaqada joojiyaan muddo sadex maalmood ah.

Ganacsatada ayaa waxa ay ka cabanayaan dad warata ah oo albaabada xarumahooda gamacsiga iyo jidadka suuqa ku soo batay.

Wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere oo la hadlay qaar ka mid ah ganacsatada ayaa warbixintan inoo soo diray.

Ganacsiga Islii oo xiran
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

XS
SM
MD
LG