Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo Hab Cusub Kula Dagaalmeysa Qishka


Dalka Kenya in ka badan 10 ka mid ah dugsiyada sare ee dalkaas ayaa dab la qabadsiiyay tan iyo bishii June ee sanadkan.

Dabkan ayaa dowladdu waxay aaminsan tahay inay ka dambeeyaan dad ka soo horjeeda sharciyo cusub oo dowladdu ay ku xakameyno qishka ama qiyaameeynta imtixaanaadka.

Dowladda ayaa hadda sheegtay inay u isticmaali doonto diyaarshkaado daad gureeya imtixaanaadka iyo sanduuqyo aan cidi furi karin, iyo boolis ilaaliya.

Wariyeheenna Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan inoo soo diray.

Kenya oo la dagaalameysa qishka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00

XS
SM
MD
LG