Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mashruuc Dadka Lagu Caawinayo oo Laga Furay Hargeysa


Mashruuc Hargeysa
Mashruuc Hargeysa

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa maanta lagu daahfuray mashruuc ay dadku iskood isu caawinayaan kaasi oo lagu kobcinayo nolosha qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan xaafadaha magaalada.

Mashruucan oo uu si rasmi ah u furay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdraxmaan Cabdilaahi Saylici ayay ka faa’iidaysteen in ka badan laba iyo toban kun oo haween sabool ah.

Barnaamijkan oo uu wado urur wadani ah ayaa qoysaska lagu gacan qabanayaa talo iyo abaabul,wariyaha VOAee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo daahfurka hawshan ka qayb galay ayaa warbixintan ku eegaya.

Mashruuc laga furay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG