Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Qabatay Dood ku Saabsan Saboolnimada Africa


Yali delegate
Yali delegate

Mid ka mid ah dhibaayooyinka ugu waaweyn ee heysta Qaaradda Africa ayaa lagu sheegaa inuu yahay faqriga, iyadoo 75 boqolkiiba dalalka ugu faqiiqrsan caalamka ay yihiin kuwo ku yaalla qaaradda.

Waxaa jira dadaalo gudaha iyo dibadda ah oo ay beesha caalamka iyo hogaamiyashaa Africa ku doonayaan in lagu yareeyo faqriga baahsan ee dib u dhigay qaaradda.

Hadaba VOA-da qeybteeda Africa ayaa todobaadki hore Washington ugu qabatay qaar ka mid ah dhalinyaro ka yimid Africa dood ku saabsan dabar goynta Faqriga.

Wariyaheena Nur Hassan Nur ayaa goob joogay ka ahaa madasha dooda, warbixintanna nooga diyaariyey.

Warbixin: YALI
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

XS
SM
MD
LG