Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Soomaali Loo Haysto Burcad Badeednimo


Dhalinyaro badaan oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay yihiin Burcad Badeed ayaa ku xiran xabsiyo badan oo caalamka ku kala yaalla.

Abdirahmaan Xasan Cali waxa uu ka mid yahay dhalinyaradaas loo heysto burcad badeednimada inakstoo uu sheegey inuu ahaa kaluumeysato.

Waxa uu ku jiraa xabsi ku yaalla Kenya gaar ahaan magaalada Malindi. Falastiin Axmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisey goorta la soo xirey.

Wareysi: Burcad badeed
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG