Tan iyo bartamihii sanadahi 2000, waxaa isasoo tirayey tirada Soomaalida beeralayda ah ee dalkan Mareykanka.
Magaaladi Lewiston ee gobolka Maine ee Mareykanka waxaa aad looga dareemay wax soo saarka beeraleyda Soomaaliyeed oo halkaasi wax ku beerta mudo 10 sano kor udhaafeysa.
Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan noo haya.