Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa waxa uu sheegay in qabo shaki aad u weyn oo ah in ay si wada jir ah u shaqeyn karaan Mareykanka iyo Ruushka, si loo dhammeeyo dagaallada sokeeye ee Siiriya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa isku soo duba ridey warbixintaasi.