Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Norway Oo Sharciga Kala Laabatay Soomaali

የኖርዌይ ፓስፖርት
የኖርዌይ ፓስፖርት

Dowlada Norway ayaa Sharciyadii dhalashada kala noqotey dhowr qof oo isir ahaan kasoo jeeda Somalia, Kadib markii lagu eedeeyey inay ka been sheegeen markii hore hanaankii ay magangalyada ku waydiisteen dalkaasi.

Dadka sharciyada lagala laabtay ayaa waxaa lagu sameeyey dabagal dheer oo isugu jiray in la dhageystay taleefanadooda iyo bogaga ay ku leeyihiin baraha bulshada ay kuwada xiriirto ee Internetka.

Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ayaa la xiriirtay qaar ka mid ah dadkaasi, warbixintaan ayeyna nooga diyaarisay.

Dhageyso warbixinta Dowlada Norway oo baasaboorka kala naqatay Soomaali
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG