Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarad Drone ah oo ku soo Dhacday Muqdisho


Diyaarad Drone (Sawir keyd ah)
Diyaarad Drone (Sawir keyd ah)

Warar goor dhowayd naga soo gaadhay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradaha sahanka ee aan duuliyaha wadin ay kusoo dhacday xaafadda Waaberi ee magaalada.

Diyaaraddan ayaan gaysan wax khasaare ah, waxaana la sheegay inay haatan gacanta ku hayana ciidamada amniga.

Taliyaha saldhiga Degmada Waaberi Gaashaanle Maxamed Xuseen Cabdi ayaa sheegay in diyaaradda yar oo kuwa wax basaasa ah ay ku soo dhacday xaafadda Maajo ee degmada Waaberi.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa taliyaha wareystay.

Diyaarad Drone ah oo kusoo dhacday Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00

XS
SM
MD
LG