Dalkan Marayknka waxaa xalay habeenkii saddexaad gobollo kale duwan ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo tacadiyada booliska ee ka dhanka ah dadka madowga Maraykanka, kadib markii laba nin oo madow ay dileen boolis cadaan ah. Boqol qof ayaa waddooyionka isugu soo baxay kuwaasoo ka cadheysan dillkaas,dalbannaya cadaalad.