Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Todobaadka Soomaalida oo Lagu Xusayo Minnesota


Magaalada Minneapolis waxaa ka bilowday xuska todobaad loogu magac daray Todobaadka Soomaalida oo lagu xusayo qaranimada Soomaaliya.

Munaasabadan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka KA JOOG ee ka dhisan gobolkaasi.

Wariyaha VOAda Maxamuud Mascadde ayaa arrintan ka waraystay Cabdinuur Barkhad oo ka mid ah mas'uuliyiinta ururkaasi.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warysiga oo dhan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan xuska todobaadka Sooomaalida ee Minneapolis
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG