Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Tacadiyada Amisom Ee Somalia


AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan
AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay qaraar waqtiga sharciyadda u kordhiya howlgalka Midowga Africa ee Somalia ee Amisom muddo sanad ah oo kale.

Qodob ka mid ah Qaraarka ka soo baxay Qaramada Midoobay ee muddo kordhinta ayaa lagu sheegay , in Golaha Amaanka uu ugu baaqayo dalalka ku yaboohay ciidamada Amisom ay xaqiijiyaan in dambiyada ka dhanka ah dadka Somalida ee ay ciidamadu geystaan baaris lagu sameeyo.

Arrinta baarista tacadiyada AMISOM ma aheyn mid ay ahmiyad gaar ah siinayeen dalalka ciidamada ay ka joogaan Somalia iyo kuwa bixiya qarashaadkooda.

Haba maxaa ugu wacan, su’aashaas ayaa wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan uu weydiiyay. Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed, wasiirkii hore ee waxbarashada ee Somalia, kana tirsan waaxda waxbarashada gobolka Ohio ee dalkan mareykanka.

Falanqeyn Qaraarka Qaramada Midoobay ee Amisom
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00

XS
SM
MD
LG