Guud ahaan waxaa si weyn looga ciiday deegaannada Soomaalida ee Geeska Afrika, waxaana inta badan magaalooyinka waaweyn ay dadweynuhu isugu soo baxeen masaajidada iyo goobaha bannaan ee loo asteeyey si ay si wada jir ah salaadda ugu tukadaan.
Madaxda Soomaalida ayaa dadka la tukaday salaadda ciidda, waxayna khudbaddo ay ciidda jeediyeen ugu baaqeen in nabadda la ilaaliyo.
Ka Dhageyso qeybta Hoose warbixinno arrintaasi ku saabsan.