Waa barnaamij aan ugu talo galnay dhalinyarada iyo dadweynaha ku xidhan Idaacadda Duhurnimo ee Barnaamijka Dhalinyarada Maanta, waxaana marti ku ah qaar ka mida Xiddigaha Geeska iyo weliba dhalinyaro kala duwan.
Haddaba ku soo dhowaada Qaybta Koowaad ee Barnaamijka oo ay si wadajira idiinla socodsiinayaan Caasha Cuud iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.