In kabadan 150 qoys oo ka mid ahaa qaxootiga Sooomaalida ee Dhadhaab ayaa shalay Kenya dib ugu celisay Somalia. Dadkan oo ka soo talaabay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay u sii kala gudbeen gobollo kale.
Haddaba weriyaha VOA ee Kismayo Khadar Maxamud Xareed ayaa qaxootigan soo noqday ka wareystay guddoomiyaha degmada Dhoobdley Siyaad Maxamed Xasan.