Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo ka tirsan Masjidka Abubakar Assidiq ee gobolka Minnesota.

Sheekha waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA ee daafaha dunida ku nool.

Barnaamijka waxa diyaariyey soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:36 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG