Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afgooye oo Xalay 4 Qof oo Ilmo Yar uu ku Jiro Lagu Diley


Afgoye and Mogadishu, Somalia
Afgoye and Mogadishu, Somalia

Kooxo dablay ah ayaa xalay 4 qof si kala gooni ah ugu dilay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose.

Dadka la dilay waxa ku jira nabaddoon degmada caan ka ahaa iyo ilmo seddex jir aha, iyadoo illaa iyo haddana aan la aqoon sababta dilalkaas iyo cidda geystay.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa khadka telefoonka ee magaalada Afgooye kula xiriirey guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax), waxana uu weydiiyay sidey wax u dhaceen?

Dhageyso Raydi lagu diley Afgoye
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG