Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Sharciga Axsaabta Siyaasadda ee la Ansixiyey


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lixdii bishan meel mariyay oo ansixiyey sharciga axsaabta siyaasadda taasi oo in muddo ah baarlamaanka laga sugayay. Baarlamanaka ayaa sharcugan ku ansixiyey cod aqlabiyad ah oo ku dhow 150 cod.

Sharcigan ayaa saamixi doona in siyaasadda dalka ay noqoto mid ku saleysan hanaanka xisbiyada lagana gudbo nidaamka qabiilka ee 4.5. Haddaba muhiimad intee la eg ayuu sharcigan lee yahay? waa qodobka aan ku eegyno barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:40:04 0:00

XS
SM
MD
LG