Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Nololeed ee Beledweyne

Magaalada Baledweyne oo bilahii ugu dambeeyay ay dadku la daalaa dhacayeen dagaalo qabaail iyo fatahaad saameyn ku yeelatay nolosha dadka danyarta ah ayaa xiligan oo lagu jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa dhibaato xoog leh ay ka jirta xerooyinka dadka gudaha ku barakacay.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG