Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culumo Baaq u Jeediyey Beelo Ku Dagaalamay Sool


Somalia
Somalia

Qaar ka mid ah Culumada waaweyn ee Soomaaliyeed ee Puntland ayaa baaq nabadeed u jeediyay beelo dhawaan ku dagaalamay deegaano ku yaala galbeedka Gobolka Sool.

Dagaaladan oo dhammaadkii todobaadkii hore ka dhacay tuulada Dharkeyn Geenyo oo ilaa iyo 78km u jirta Laascaanood ayaa waxaa ku dhintay 31 qof, in ka badan 33 kalena wey ku dhaawacmeen.

Culumadan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso, waxaa warbixintan nooga soo dirtay wariyeheenna Faadumo Yaasiin Jaamac

XS
SM
MD
LG