Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo Xoog Badan oo Ciraaq ka Socda


Protesters calling for government reforms run from tear gas fired by Iraqi security forces to disperse the crowd in central Baghdad, Iraq, May 27, 2016.
Protesters calling for government reforms run from tear gas fired by Iraqi security forces to disperse the crowd in central Baghdad, Iraq, May 27, 2016.

Kumanaan dad ah oo dhigayay mudaaharaad lagaga so horjeedo dowladda ayaa ayaa isugu soo baxay caasimadda dalka Ciraaq maalintii Jimcaha ee shalay, kuwaasoo qaar badan oo ka mid ah ay lulayeen ubaxyo caleenta saytuunka, ka hor intii aysna gaarin fagaaraha Taxriir ee ku yaala caasimadda si ay ugu baaqaan in isbeddel siyaasadeed la sameeyo.

Ciidamda ammaanka ee Ciraaq ayaa iyagu ka maqnaa goobta kulayl daran oo jiray darteed waxaana la xiray wadooyin dhowr ah oo gala fagaaraha.

mudaaharaad midkan la mid ah oo toddobaad ka hor dhacay ayaa isu rogay dagaal kaasoo ay ku dhinteen afar qof oo ka mid ah dadkii mudaaharaadka dhigayay

XS
SM
MD
LG