Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Hareeri Oo Ka Hadlaya Doorashooyinka Australia


Hareeri
Hareeri

Dalka Australia waxaa ka dhacaya doorashooyinka guud 2-da bisha July, waxaana tartanka xoogiisu uu u dhexeeyaa xisbiga liberal-ka ee hadda talada dalkaasi haya iyo xisbiga Labour-ka.

Arrimaha ugu waaweyn ee xisbiyadu ay ku loolamayaan waxaa kamid ah dhaqaalaha iyo arrimaha magangalyo-doonka.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa waraystay Cabdisalaan Hereeri oo todobaadkan horaantiisii kasoo laabtay dalalka Australia iyo New Zealand – waxaana ugu horrayn uu weydiiyay sida doorashooyinkani ka dhaci doona Australia ay u saamaynayaan dadka Soomaalida ee halkaasi ku nool.

XS
SM
MD
LG