Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kaalinta Internetka ee Burburka Qoyska


Sida aanu wada ogsoonahay, aaladda internetku waa mid si xooggan u sii qabsaneysa marba marka ka dambeysa qeybaha kala duwan ee nolosha aadanaha.

Internetku marka dhinaca wanaagsan laga eego-Waxa uu qeyb weyn kaga jiraa horumarka, waxbarashada, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maamulka dowliga ah iyo kan hey’adaha gaarka loo leeyaha, laakiin waxa uu leeyahay waxyeelo marka si khaldan loo adeegsado.

Wariyeheenna maxamed Colaad Xassan ayaa warbixitan ka diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya.

Dhageyso Warbixin Adeegsiga Internetka iyo Saameynta Qoyska
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:21 0:00

XS
SM
MD
LG