Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Faahfaahin ka Bixisay Hawlgallo ay Fuliyeen


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay fashilisay weeraro argagixiso, kadib markii ay xalay Muqdisho ku qabteen computar-o, iyo baabuur ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa, kuwaasoo la doonayay in qaraxyo lagu fuliyo.

Hay’adda nabadsugida ayaa sheegtay in gaadhiga laga dhex helay warqad ay ku qoran yihiin liiska magacyada 90 qof oo ka tirsan maleeshiyo “kooxda Daacish-ta Soomaaliya.

Waraysiga Afhayeenka Amniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG