Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Go'aanka Kenya Ay Ku Xireyso Xeryaha Qaxootiga


Dowladda Kenya ayaa dhowaan sheegtay inay xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma oo ay ku nool yihiin boqolaal kun oo Soomaali ah. Go’aankan ayay Kenya sheegtay inay qaadatay sababo amni dartood, waxayna kala dirtay hay’addii qaxootiga dalka Kenya, taasi oo billow u ah qorshaha lagu xirayo xeryaha.

Haddaba barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegynaa go’aanka Kenya iyo saameyntiisa, waxaana soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:30:03 0:00

XS
SM
MD
LG