Isku xirrada

War Deg-Deg ah

9 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Bakool


Shabaab
Shabaab

Ciidamada amniga ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inauy weerar ku qaadeen saldhig ay maleeshiyada Al-Shabaab ku sugnaayeen oo u dhow magaalada Waajid ee gobolka Bakool.

Ugu yarana 9 qof oo ka tirsanaa dhinacada dagaalamay ayaa la sheegay inay ku dhinteen iska horimaadkan.

Weerarka ayaa ahaa mid qorsheysan oo ka dhan ahaa maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Jaamc Buulle Jaamac ayaa dagaalkan ka waraystay taliye ku xigeenka Ciidamada Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Caracas, waxana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen?

Dagaal ka dhacay Bakool
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:51 0:00

XS
SM
MD
LG