Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Keenya In Dib Loogu Noqdo 4.5?


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Hoggaamiyayaasha Soomaaliya ayaa dhowaan ku heshiiyey qaabka ay u dhacayso doorashada 2016-ka

Hoggaamiyayaasha Soomaaliya ayaa dhowaan ku heshiiyey qaabka ay u dhacayso doorashada madaxda iyo hay'adaha dawladda ee Soomaaliya ee 2016-ka.

Go’aankan ayaa ka dambeeyey kadib markii la shaaciyey inaysan suurta gal ahayn in dalka laga qabto doorasho qof iyo cod ah.

Haddaba maxaa keenay in lagu guuldarraysto doorashada guud ee shacbiga inay waddnaka ka dhacdo? Maxaa keenay xaalad kale oo is mari waa siyaasadeed ah oo kalliftay in haddana dib loogu noqdo nidaamka qabaliga ah ee awood qaybsiga ee 4.5.

Waa mowduuca warbixino ka kooban laba qaybood oo aad dhagaysan doontaan maanta iyo berrito. Qaybta koowaad waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo Muqdisho nooga soo diray.

Warbixin gaar ah: Doorashada 2016
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:07 0:00

XS
SM
MD
LG