Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Somalia Abukate Ceydiid Cabdullaahi Ilka-Xanaf, oo markii ugu horeysay xalay ka hadlay xil ka qaadis uu dhawaan ku sameeyay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud ayaa muujiyay inuu aqbalay xilkana uu wareejin doono.
Shir Jaraa’id oo uu xalay 11:00 fidnimo ku qabtay magaalada Muqdisho Abuu kaate Ceydiid ilka Xanaf waxaa warbixintan nooga diyaariyay wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan Warbixinta halka hoose ka dhageyso.