Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Dagaalada Ee Dadka Naafada Ah

somalia map
somalia map

Dagaallada Soomaaliya ayaa dad badan naafeeyey, waxaana kuwo badan oo ka mid ah ay yihiin dhallinyaro ay saamaynta naafonimadu ku reebtay ay dhaawacday noloshooda, kuwo bandanna waxayba halis ugu jiraan xaalado amni-darro oo naftooda halis gelin kara naafonimada darteed.

Waxaan idiin soo gudbineyaa barnaamijka oo saddex qeyb ka kooban, waxaa soo diyaarisay soona jeeidnaysa Sahra Cabdi Axmed.

Barnaamij Taxane ah
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:28 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG