Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallada Xadka Soomaliya Iyo Ethiopia


dagaal
dagaal

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaallada maalmahan ka dhacayey degaanno ka tirsan Gobolka Galguduud kuna teedsan xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dagaalladan waxa ay sheegayeen in tobaneeyo qof ay ku geeriyoodeen, qaar badan oo dhaawac ahna la geeyey isbitaalada.

Dadka deegaanka gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dad rayid ah, oo ay ku jiraan haween iyo caruur ah lagu dilay dagaalada.

Si kastaba, xaaladda deegaanada dagaaladu ay ka dhaceen ayaa maanta degan, hase yeeshee ma jiraan heshiisyo rasmi ah oo laga gaaray dagaaladan.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo kasoo diray weriyaheena Cabdi Waaxid Macalim Isxaaq.

Dagaallo ka dhacay Xuduudda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:00 0:00


XS
SM
MD
LG