Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dugsiga Abaarso ee Somaliland


Dugsiga Abaarso ee Sayniska iyo Teknooojiyada ee ku yaalla duleedka magaalada Hargeysa, waa dugsiga ay wax ka bartaan  ardayda heerarka fiican waxbarashada ka gala.

Dugsiga Abaarso ee Sayniska iyo Teknooojiyada ee ku yaalla duleedka magaalada Hargeysa, waa dugsiga ay wax ka bartaan ardayda heerarka fiican waxbarashada ka gala.

Ardyada dugsiga ayaa ka kala yimaada Somaliland, iyo dalalka qurbaha qaarkood, kuwaasi oo halkaasi u taga si ay wax u bartaan, kuna noolaadaan, iyagoo isku dayaya inay waxbarasho ka helaan duqsiyada magaca ku leh dunida.

Ardayda ka qalin jebisa dugsigan, ayaa qaarkood waxbarsho Jaamaceed u aad dalal Mareykanka uu ka mid yahay.

Weriyaha VOA Jill Craig ayaa booqatay dhawaan Hargeysa warbixintan ayeyna noo soo dirtay, Ibraahim Xasan Daandurey ayaa soo koobaya.

Warbixin: Dugsiga Abaarso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

XS
SM
MD
LG