Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiilal Soomaali Ah oo Lagu Dilay Syria


Khaliif Shariif oo ahaa 21 jir, iyo Cabdiraxmaan Shariif oo 18 jir ahaa, ayaa ka tagay magaalada Manchester bishii November ee sanaddii 2015.

Britain waxaa ay ka mid tahay dalalka sida weyn uga walaacsan dhalinyarada British-ka ah ee ku biiraya kooxaha xagjirka ah.

Labo wiil oo Soomaalida Britain ah oo sanadkii 2014-tii u dhoofay dalka Syria oo kamid ahaa boqolaalka dhalinyarada ah ee ku biiray kooxda ISIS ayaa la xaqiijiyay in ay dagaalo ku dhinteen sida ay ka warheshay VOA Somali oo arrimahan dabagal ku samaysay.

Labadan wiil oo lagu kala magaacbo Khaliif Shariif oo ahaa 21 jir, iyo Cabdiraxmaan Shariif oo 18 jir ahaa, ayaa ka tagay magaalada Manchester bishii November ee sanaddii 2015.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Soomaali Daacish ahaa oo la dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

XS
SM
MD
LG