Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Tababaraha Xulka K. Koleyga Somalia


Gobolka Ohio ee dalkan Maryaknka waxaa ka socda tartanka ciyaaraha kubadda cagta iyo kolayga ee kooxaha soomaaliyeed ee waqooyiga ameerika, hadaba waxa halkaasi ku sugan wariyaha VOAda Maxamuud Masaadde waxaana uu kulan la yeeshay tababaraha xulka qaranka ee kubadda kolayga Somalia C/Qaadir Xaaaji Daahir Shiiqa, waxaana uu ugu horayn weydiiyay xaaladda ciyaaraha

Dhageyso Wareysiga Ciyaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:40 0:00

XS
SM
MD
LG