Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalkii Gobolka Mudug oo Qaboobay


Dagaaladaasi waxaa ku dhintay ugu yaraan lix qof, 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Wararka ka imanaya gobolka Mudug oo shalay ay dagaalo ka dhaceen ayaa sheegaya in xaaladu ay maanta degan tahay.

Dagaaladaasi waxaa ku dhintay ugu yaraan lix qof, 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale deegaanada xeebta ee ku dhow degmada Xarardheere ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyada al-Shabaab ay isgaarsiintii hawada ka saareen.

Wariyeheenna Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan soo diray.

Xiisadda Mudug oo deggan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

XS
SM
MD
LG