Qeybta 308-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali waxa ay ku saabsan tahay Idaha iyo Soomaalidii hore. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.
Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha, Qeybta 308