Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Xildhibaan Cabdiraxmaan X. Jibriil

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somalia.

Waxaa xildhibaanka su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal A. Cusmaan.

Dhageyso Bar. Wicitaanka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:15 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG