Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda Somalia Cabdiraxmaan Tuur-yare ayaa sheegay in amniga magaalada lagu wareejiyey maamulka gobolka Banaadir, ciidamada amniguna ay gacan siin doonaan.
Dhinaca kale, guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in arrintaasi ay dastuurka waafaqsaneyn.
Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.