Magaalada Istanbul waxaa ka furmey shirka madasha Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka, waxaana diirada lagu saarayaa horumarka Soomaaliya ay samaysay tan iyo markii shirkii u horreeyey lagu qabtay magaalada Brussels bishii September ee 2013.